Hoos ka dhageyso Barnaamijkii 1aad ee Daadijin oo Isniintii ka baxay Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo waxaana diirada lagu saaraya dhismaha golaha Degmada ee Koonfur Galbeed Somalia iyo sida loo abuuro wacyegilin ku saabsan saameynta uu leeyahay musuqa dhinaca dhismaha golaha Deegaaanka iyo Arimo badan.
previous post
Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan
next post
Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan
You may also like
Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hortimid magacaabista safiir Israa’iil ay sheegtay inuu ka hawlgeli doono Hargeysa.
November 4, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Dowladiisa aysan faragalin doonin khilaafka Ethiopia iyo Eritrea
October 30, 2026
Hogaamiye Aadan Madoobe oo Baydhabo kula kulmay Taliyaha Qaybta Saddexaad ee Ciidamada Nabad Ilaalinta Soomaaliya.
October 30, 2026
Farmaajo oo dalbaday baaritaan madax-bannaan oo ku saabsan dagaalkii ka dhacay degaanka Jameeco ee gobolka Bay
October 29, 2026
Itoobiya oo la sheegay inay heshay diyaaradaha Su-35, isla markaana sugaysa S-400: Maxay arintan ka dhigan tahay?
October 29, 2026

