Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo talaado ah kulan gaar ah la yeeshay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha. Kulankan oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ayaa…
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee Boqortooyada Sweden u soo magacawday Soomaaliya…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wajigii koowaad ee doorashada xildhibaanada aqalka sare ku matalaya maamulka Hirshabeelle, ayaa lasoo gabagabeeyay, iyadoo la doortay saddexdii senator ee ugu horreeyay. Fartuun Cabdiqaadir Faarax ayaa noqotay qofkii ugu dambeeyay…







