Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga oo doodiisa Shanaad ay tahay Waxaa ka qeyb galayaa Cumar Macalin Abdi oo ka socota Ururka qareenadda Koonfur Galbeed,waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo Ururka qareenadda Koonfur Galbeed.
Dhagystayaasha ayaa sidoo kale qeybaha danbe aragtidooda iyo sida ay dooda Ila socdaan kasoo dhiibatey.
Hoos a dhageyso Dooda oo shukri Ismaaciil Axmed daadihineyso


