Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doxa ee dalka Qadar ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Qadar Shiikh Khalid Bin…
2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni oo kulan-doceed ku yeeshay magaalada Addis-Ababa. Villa Soomaaliya ayaa sheegtay in labada hogaamiyey ay ka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho labo maalmood qaadatay oo uu magaalada Addis Ababa kaga qayb galay caleemasaarka Xukuumadda…
Rooble oo Hir-Shabeelle ugu baaqay inay u diyaar garoobaan doorashada Golaha Shacabka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle, Madaxweyne Ku xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Guud ahaan Bulshadda Hirshabeelle munaasabadda sanad guuraddii 5-aad…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Saqdii Dhexe qarax ka dhacay Magaalaadaas ay ku dhaawacmeen Xildbibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle. Xildhibaannada…









