Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
Yearly Archives
2021
Midowga Yurub oo Soomaaliya ka taageeraya amniga, xasiloonida iyo dib u heshiisiinta.
written by Warsan Radio
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Balal Maxamed Cusmaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirannimo ku gudoomay Safiiradda Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Tiina Intelmann. Balal ayaa ka sheekeeyay…
Puntland oo shir ka yeelatay u diyaar garoowga doorashooyinka Golaha Shacabka
written by Warsan Radio
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulkaas Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta safaro wafdi Wasiiro ah ku tageen Gobollada Gardafuu…








