Wasiir Gaashaandhigga Xuluumadda xilgaarsiinta Senator Xasan Xuseen Xaaji ayaa aaladda foggaan aragga uga qeyb galay Shirka 1037 Ee Golaha Amniga Midowga Afrika. Wasiirka ayaa warbixin ka siiyey Golaha xaalada Amniga…
2021
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo xalay ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb. Kulanka ayaa diirrada lagu saaray qodobo…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa ku qaabilay xarunta Wasaaradda Wafdi ka socday dowladda Sweden oo uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Mr. Per Lindgärde,…
Guddiga gurmadka dhawaan uu u xilsaartey Madaxweyaha Koonfur Galbeed dhibaatadii loo geystey dadkii laga soo musaafuriyay laascaanood ayaa kulan la qaatey Hay’addaha UN-ka u qaabilsan arrimaha Gargaarka. Kusimaha Madaxa guud…
DFS oo Warbixin ka dhageysatay Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka Burcad Baddeeda
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Dowlad gobaleedka jubbaland Avv Maxamed Sheekh Cusmaan iyo Xeer-Ilaaliyaal ka socda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlad Federalka Soomaaliya iyo Xeer-Ilaaliyaal ka tirsan Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qarankaoo…









