Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaaladda Doha ee dalka Qatar. afarka Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka dambeysay martiqaad rasmi ah…
2021
Ololaha wacyigalinta joojinta gudniinka habalaha ee “Gabadhayda Gacalo” oo Muqdisho lagu qabtay
Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka dowladda federalka Soomaaliya, Xaniifa Xaabsade, ayaa magaalada Muqdisho ku daahfurtay olole loogu magac daray ‘GACALO GABADHEYDAAY’ oo ah wacyi galin loogu talo galay joojinta gudniinka…
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, wuxuuna Madaxweyne Ku-xigeenku ka dhegaystay warbixin ku saabsan…
Wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya oo shalay booqasho ku tegay magaalada Kismaayo, halkaasi oo ay kula kulmeen madaxweyne Axmed Madoobe, ayaa qoraal kasoo saaray socdaalkooda iyo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya. Hoos ka…
Dooda waxaa lagu falanqeeyey saamaynta qabiilka uu ku yeeshay nolosha bulshada sida waxbarashada,Cadaalada,guurka iyo maamulka. Dooda waxaa ka qaybgalayXildhibaan hore koonfur galbeed Faadumo Aadn CusmaanSudaysi Aadan Cabdullahi oo kamid ah…
Saraakiisha ugu saraysa ciidamada Somaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in howgalka lagu masaafurinayo dadka kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, uu yahay howlgal lagu sugayo…
Hirshabeelle oo maanta Jowhar kusoo gabagabeeysay doorashada kuraasta Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya
Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe lagu soo gabagabeeyay doorashada laba kursi oo ka harsaneyd sideeda kursi ee kuraasta Aqalka sare Senatarada ku matalaya Hirshabeelle Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.…








