Dooda waxaa lagu falanqeeyey saamaynta qabiilka uu ku yeeshay nolosha bulshada sida waxbarashada,Cadaalada,guurka iyo maamulka.
Dooda waxaa ka qaybgalay
Xildhibaan hore koonfur galbeed Faadumo Aadn Cusmaan
Sudaysi Aadan Cabdullahi oo kamid ah dhalinyarada magaalada Baydhabo
Cabaas Cabdi Faray oo kamid ah aqoon yahanada deeganada konfur galbeed
Ustaad Adan Xasan Ibraahim oo isna kamid ah Culumada gobolka Baay.
Hoos ka dhageyso Dooda oo daadihinayo Wariye Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)