Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rag hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Bar koontarool oo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin gudaha Magaalada Baydhabo ee…
2021
Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka ee Magaalada Guriceel qaarkood ayaa sheegay inay u istaaggeen difaacidda Culima’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca. Macalimiintan oo hubka qaatay ayaa galabta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Guriceel, iyagoona sheegay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Baraawe ee Caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaare…
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA WASIIRKII HORE EE WASAARADDA WAXBARASHADA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Marxuumad khadra Bashiir Cali oo ahayd…
Addis Ababa, Oktoobar 04, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa oo ay uga qeyb geli doonaan munaasabadda caleemasaarka…









