Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas ayaa shir la qaatay saraakiisha Boliiska qeybahooda waxaana shirkaas looga hadlay dardar galinta howlaha amniga gobolka Banaadir. Taliye Xijaar ayaa sheegay in ay tahay wax…
2021
Khilaafkii ka dhex taagnaa Madaxda Somaliland ayaa magaalada Muqdisho laga xaliyay
Mad-madowhii maalmihii la soo dhaafay soo kala dhex galay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ee ku saabsanaa Arrinta doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan Magaalada Djibouti ee Xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti. Ra’iisal Wasaaraha ayaa lagu wadaa in uu Magaalada Djibouti kaga qaybgalo shirka sanadlaha ee…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kaga qayb galay munaasabad ay Dowladda Soomaaliya ku martiqaadday maalgashadeyaal shisheeye. Munaasabaddan oo ay…








