Maleeshiyada Al Shabaab oo maanta la wareegay gacan ku haynta Magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa la soo sheegaya in ay dib uga baxeen magaaladaasi. Ka hor inta aanay dib…
2021
Wasiirka Waxbarashada oo ka qayb galay Shirka dib-u-eegista Arrimaha Waxbarashadda Caalamka
Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdullaahi Carab) iyo Wafti uu Hogaaminaayo ayaa magaalada Dubai ee Wadanka isku-taga Imaaradka Carabta uga qeyb gelay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Maleeshiyada Ururka Al Shabaab ayaa xalay bilaa dagaal kula wareegay gacan ku haynta deegaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud. Ceeldheere ayaa ku taala waddada xiriirisa Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel, iyadoo qiyaastii…
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya, Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Ergayga Gaarka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Somaliya, Amb. James Swan. Kulanka ayaa looga hadlay…









