Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Jabuuti ee dalka Djibouti uga qeyb galay casho sharaf uu Madaxweynaha Janhuuriyadda Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle u sameeyay…
Yearly Archives
2021
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe. Kulanka labada Madaxweyne…









