Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka hadlay xaaladda dalka ee Arrimaha doorashada oo dad badan ay sheegeen in si boob ah lagu wado, isaga oo…
Yearly Archives
2021
Kasoo billow soo dhoweynta madaxda caalamka illaa qabashada shir-madaxeedyo goboleed, Dhaxal-Sugaha Sacuudiga Maxamed bin Salman ayaa talada kala wareegaya aabihiis, wuxuuna noqday boqorka aan la boqrin ee Sacuudi Carabiya. Ayada…
Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah magaalada Istanbul kula kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga ay ka wadahadleen xoojinta…
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur-galbeed Axmed Madoobe iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa si wadajir ah u soo saaray Warmurtiyeed ku saabsan kulamo ay yeesheen Abaaraha, Aminiga, Horumarinta Dhaqaalaha, Ganacsiga,…









