Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay in ay maalinta berri ah oo Sabti ah kuna beegan 18/12/2021 la qabanayo doorashada afar kursi.
Kuraasta la qorsheeyay in lagu doorto maalinta berri ah magaalada Muqdisho ayaa kala ah HOP#262 HOP#229 HOP#254 iyo HOP#255.
Waxaa lagu wargaliyay musharaxiinta u tartamayaa ku raastan inay diyaar garooban.
Hase yeeshee qabashada afartan kursi ayaa ku soo beegmeysa xilli golaha midowga musharaxiinta ay dalbadeen in la joojiyo doorashada lana qabto shirweyne.