Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur-galbeed Axmed Madoobe iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa si wadajir ah u soo saaray Warmurtiyeed ku saabsan kulamo ay yeesheen Abaaraha, Aminiga, Horumarinta Dhaqaalaha, Ganacsiga, Isdhexgalka Bulshada, Xoojinta Hannaanka Federaal-ka iyo dardar-galinta Doorashooyinka.
Halkan hoose ka aqriso warmurtiyeedka.
1.) Abaaraha:
waxay Madaxdu walaac ka muujiyeen Abaaraha baahsan ee saameeyey guud
ahaan Dalka, gaar ahaan Shacabka labada Dowladdood iyagoo ku baaqey in gurmad
degdeg ah o bani’aadanimo lala soo gaaro Shacabka ay Abaartu saameeysey. iyadoo ay
ka mahadceliyeen dadaalada had socda.
In la iska kaashado guud ahaan amniga iyo xasiloonida, la dagaalanka
argagixisada yo isweydaarsiga ogaha amniga.
3. Horumarinta dhaqaalaha, Ganacsiga yo Isdhexgalka Bulshada:
Iyadoo la tixgelinayo xiriirka dhagan iyo kan dhaqaale ee ka dhexeeya labada Shacab
wax ay Madaxdu isla qaateen in la dhiirigaliyo lana xoojiyo ganacsiga labada
Dowladood, sidoo kalena la iska kaashado horumarinta wax soo saarka sida Beeraha,
Xoolaha yo Kaluumeysiga.
4. Xoojinta Hannaanka Federaal-ka
Madaxdu wax ay isla qaateen in ay kawada shaqeeyaan horumarinta iyo taabagelinta
hannanka federaal-ka iyagoo kala kaashan doono Dowladdaha kale ee Xubinta ka ah
Dowladda Federaalka & DFS.
5. Doorashooyinka:
https://www.facebook.com/plugins/like.php?href=https://www.tebiyenews.com/wararka-maanta/warmurtiyeed-laga-soo-saaray-kulankii-axmed-madoobe-iyo-laftagareen/&layout=button_count&show_faces=false&width=105&action=like&colorscheme=light&height=21