Taliyaha Booliska soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Saraakiil ka tirsan Booliska soomaaliya ayaa garay magaaladda beeydhabo oo ah xarunta ku meel gaar ah ee maamulka Koofur galbeed. soomaaliya…
Yearly Archives
2021
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed…
Madaxweyne Farmaajo Oo Kala Hadlay Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibya Soomaalida Ku Xiran Liibya
written by Admin
Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Dalka Liibiya Mudane Maxamed Yuunis Al-menfi iyagoo ka wadahadlay xiriirka labada dal. Kulankan ayaa si weyn…









