Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…
2021
Wasiirka Wasaaradda Amnig Gudaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Qoraal u soo dhigay Bartiis Tweeter ugu hambalyeeyay ciidanka Booliiska soomaliyed oo maanta u dabbaaldagayo sanad guuradii 78aad…
Guddiyada doorashoyinka heer Maamulgoboleed (SEIT) iyo heer Federaal (FEIT) ayaa dacwad u gudbiyey Ra’isulwaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya. Labada guddi ayaa sheegay in si aan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu hamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo ka tirsan Isbitaalka Tababarka iyo Cilmibaarista ee Erdogan Muqdisho, kuwaas oo takhasus sare ku qaadanaya isbitaallada dalka Turkiga.…









