Golaha xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey ayaa Jimcaha kulan xasaasi ah ka yeelan doona qoraal qabyo ah, oo uu u soo gudbiyay Midowga Yurub, lana xiriira dagaalka ka socda dalka Itoobiya.…
Yearly Archives
2021
Beesha Caalamka oo Guddiyada doorashooyinka kala hadashay cabashada ka timid doorashooyinka
written by Admin
Waxaa Magaalada Muqdisbo kulan ku geeshay Guddiga Hirgalinta Doorashada ee Heer Federaal, Guddiga Hirgalinta doorashada heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada iyo deeq-bixiyeyaasha Caalamiga ah ee Soomaaliya. Kulanka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaanyo ee Caasimada ku-meel gaarka u ah Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…









