Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#270
Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen
1. Musharax xildhibaan ,mudane Abdiwahaab Cabdi Cumar.
2. Musharax Xildhibaan, Marwo, Muna Axmed Diiriye.
Musharax Xildhibaan Muna Axmed Diiriye ayaa ka tanaasushay tartanka Doorashada.
Musharax Abdiwahaab Cabdi Cumar ayaa loo qaaday codka kalsoonida ee ergada oo ay soo xaadireen 97 Ergay, waxa uuna helay dhamaan codkii ergada oo dhanaa 97.
Sidaa daraadeed natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#270 Abdiwahaab Cabdi Cumar.