Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe written by Warsan Radio 23/02/2022 Kulan ay yeesheen Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay kasoo saareen Amarro dhowr ah oo la xiriira Amniga Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa laga soo saaray dhowr qodob oo la xiriira Amniga Magaalada, kaas oo uu faah faahin ka bixiyay Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal.Taliyaha ayaa marka sheegay in xaaladda Guud ee Amniga Magaalada Garoowe ay tahay mid wanaagsan, balse ay ka feejigan inay soo gaaraan falalka Amni darro ee ka dhacaya Gobolada kale ee dalka.Waxaa uu hadalkiisa uu in taasi ku daray i ay socdaan howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, hayeeshee Bulshada looga baahan yahay inay la Shaqeeyaan Ciidamada si amniga loo sugo.Ugu dambeyn Taliye Xuseen waxaa uu sheegay in Ciidamada Amniga howlgal kasta oo ay kujiraan aysan wax xabbad ah ku ridi karin Magaalada Garoowe, sidoo kalena Bulshada looga baahan yahay inay la socdaan dadka ay Guryaha ka kireeynayaan.Amarkaan kasoo baxay Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa kusoo beegmaya xilli ay Magaalada Garoowe ay kamid tahay Goobaha ay ka socdaan doorashooyinka Golaha Shacabka Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe was last modified: February 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:-Warbixin doorashada dalaka xageedbay ku dabaysana waxaa ka hadlay M.weyn shariif xasan 16/01/2017 Dowladda Soomaaliya oo abaabul dagaal ka bilaawday degaannada Koonfur Galbeed 10/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/07/2022 VIDEO Xildhinbaano Ka Soo Jeeda KGS oo Ka Tirsan DFS Ayaa Ka Horyimid Mooshinka Ka Dhanka Ah Cali khayre 30/06/2017 Dadka Ka Barakacay Tuulooyin Hoostaga Wanlaweyn Oo Codsaday In Gurmad Lala Soo Gaaro 20/09/2020 Diyaarad ay lahayd AMISOM oo ku burburtay Balli-Doogle 08/02/2021 Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay 22/06/2022 Dhageyso: Muxuu Yahay Cudurka Infection 17/02/2020 Guddiga doorashooyinka oo war cusub kasoo saaray doorashooyinka 2021-ka 01/03/2021 Maamuka Puntland oo ku hanjabay in Baarlamaanka la kala dirayo 09/12/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.