kursiga 204 oo ay hakiyeen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka written by Warsan Radio 13/03/2022 Guddiga FEIT ayaa sheegay in lahakiyo Kursiga HOP204 oo uu doonayay Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, waxay sheegeen in Habraacyada la hubinayo.Muuse Geelle ayaa warqadan ku saxiixan. Guddiga ayaa inta badan hakiya Kuraasta HIRSHABEELLE, GALMUDUG & KOONFUR GALBEED. kursiga 204 oo ay hakiyeen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka was last modified: March 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Wararkii ugu dambeeyay dhowr Gantaalo oo saaka Lagu soo riday Ciraaq next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan You may also like Dowlada Soomaaliya oo loogu wareejiye tallaalka J&J ee COVID-19 29/08/2022 Dhageyso:- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 18/08/2022 Faah Faahino ka soo baxaya dilka Gudoomiye ku xigeenkii Arimaha Bulshada degmada Wanlaweyn 17/06/2023 Dhagayso:- Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 02/09/2018 Dowlada Soomaaliya oo ka soo horjeesatay qaar ka mid ah qodobada ka so baxay Golaha Ammaanka Afrika 24/04/2021 Akhriso+Sawiro:-Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. 11/11/2019 Ciidamada Ruushka oo qabsaday magaalada Melitopol 26/02/2022 Wararkii ugu dambeeyey dagaalka deegaanka Qaayib 08/11/2022 RW Rooble Oo Faray Maamulka Gobolka In Ay Degdeg Wax Uga Qabtaan Biyaha Xiray Jidadka Qaar 03/11/2020 Madaxweyne Trump oo garsooraha maxkamadda sare u soo xulay Amy Coney Barret 27/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.