Home WARARKA MAANTA Tababar soconayey sedex maalmood oo lagu baranayey xuquuqul insaanka iyo  doorka ay ku leedahay saxaafadda ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Baydhabo.