Hoos ka dhageyso natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan habeenkii Shanaad waxaa ku tartamay Xaafadaha kala ah Waabari A iyo Towfiiq B
Min todobo suβaal oo la waydiiyey Xaafadaha tartamay ayaa layimaadeen dhibco dhan
Waabari (A) 9 – 15 Towfiiq (B)
Sidaasna guusha ku raacday xaafada Towfiiq (B) oo latimid 15 dhibcood