Hoos ka dhageyso natiijada tartankii caawa u dhaxeeyey xaafadaha Towfiiq A iyo Bardaale B,Labada xaafadood waxey muujiyeen dadaal xoogan sida caadada aheydna waxaa la weydiiyey min todobo su’aal
Tartankooda waxaa uu ku soo idlaadey Towfiiq (A) 8-10 Berdaale (B)
Guusha waxey raacdey Bardaale B oo heshey 10 dhibcood