waregee 2aad ee tartan aqooneedka Radio Warsan oo ahaa knock out xaafadee laga badiya guud ahaanba tartanka ka hareysa,waxaan caawa tartamey xaafadaha kala ah Horseed A iyo Wadajir B xaafada walba waa la weydiyey 7 suβaalood wadarta guudna ah 14 suβaalood
Horseed (A) 10 dhibcood ayey tartanka caawa ka heshey
Wadajir (B) 12 dhibcood aye heshey
saasna waxaa caawa tartanka ka harey Horseed A
Hoos ka dhageyso suβaalaha tartanka iyo jaabahooda oo dhameystiran