Caawa waxaa idaacdada Warsan Radio ku tartamey Xafadaha kala ah Daarusalaam A iyo Towfiiq B,tartanka oo ahaa knock out yaa caawa waxa ka harey xaafada Bardaale A,xaafda walba waxaa la su’aaley 7 su’aal.
Daarusalaam A 2 dhibcood
Towfiiq B 8 dhibcood
Tartanka waxaa taabagilinaya Warsan Radio hoos ka dhageyso natiijada tartanka oo dhameystiran