Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like Xog: Xeeladda ay Xasan Sheekh iyo guddoonka BF ku ansixinayaan dastuurka 21/03/2024 Xukun lagu riday Taliye Ururkii loo haystay Qaraxyo ka dhacay Muqdisho 12/01/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 07/12/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 05/02/2021 DHAGEYSO WARIYAASHA KOONFUR GALBEED OO FALANQEEYEY SABABAHA KEENEY ABAARAHA 30/01/2017 Shaqaalaha dowlada oo loo fasaxay laba kaclaynta cudurka covid 19 17/02/2021 Itoobiya oo u aqoonsatay Ururka TPLF Argagaxiso 02/05/2021 DHAGEYSO: Warka Subax ee Idaacada Warsan 18/04/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 26/05/2021 Maxuu RW Rooble kala hadlay madaxda bangiyada gaarka loo leeyahay? 17/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.