Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.War rasmi ah oo uu soo saaray Daahir ayuu sheegay in uu sii wadi doono sixitaanka nidaamka dowliga ah.SHAACIN KA HARITAANKA TARTANKA DOORASHADA MADAXWEYNAHA 10-AAD EE JFS.Waxaan marka hore u mahadnaqayaa Alle, marka xigana kooxda iyo taageerayaasha olohayga murashaxnimo.Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa in aan ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, aniga oo sii wadi doona dadaallada aan ugu jiro toosinta iyo horumarinta siyaasadda Soomaaliya.Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa mudanayaasha baarlamaanka ee sida dhaw ii garab istaagay muddadii aan ololaha ku jirnay.Waxaan xildhibaannada baarlamaanka 11-aad ee JFS ku boorrinayaa uguna ducaynayaa in ay dalka u dooraan hoggaan wanaagsan oo astaan u noqon kara isbaddalka loo baahan yahay. Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan You may also like Doorashada Madaxweynaha Galmudug Iyo Ku-Xigeenka Oo Maanta Dhaceysa 02/02/2020 Wargeyska New York Times oo shaaciyay sababta uu Farmaajo isaga dhiibay Dhalashada Maraykanka 01/05/2021 Guddiga joogtada ah ee Golaha shacabka oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho 10/08/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 26/02/2021 Dhageyso:-Waxaa dab ka kacay Mid ma kid ah Xafadaha magalada Baydhabo kaa oo sababey dhaawac iyo kasare Xantadeed 22/01/2017 Wasiirka Caafimaadka oo booqatay Isbitaalka Dr Sumait oo lagula tacalaao bukaanadda Covid-19 (Sawirro) 06/04/2021 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 05/10/2019 Shabaab oo 15 qof ganacsato u badan ka qafaashay Gobolka Hiiraan 14/03/2021 Khasaaro ka dhashay roob dabeylo wata oo ku dhuftay deegaano ka tirsan Puntland. 23/11/2020 Dhageyso: Gudoomiye Cabdirisaaq Saajin Oo Kahadlay Meelaha Ay Marayaan Dib U Haweynta Waddooyinka Degmada Xudur. 27/11/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.