Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah. Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye You may also like Ciidanka xoogga dalka & kuwa degaanka oo howlgal Wadajir ah fuliyay 17/04/2023 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo war kasoo saaray qaraxii ka dhacay Magaalada Baydhabo 29/07/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 18/08/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 20/07/2020 Ciidamo si qarsoodi ah loogu soo tababaray Eritrea oo lagu soo celiyay Muqdisho iyo kuwa cusub oo loo qaaday 16/06/2020 Sacuudi Carabiya oo diiday in uu ka noqdo amar uu ka soo saaray Masaajidyada 01/06/2021 Maxaa looga hadlayaa Shirka u furmaya Madaxda dowladda & Dowlad Goboleedyda 03/04/2021 Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia oo Warqadaha Aqoonsiga laga guddoomay 20/06/2022 Dhageyso:- Barnaamijka Kulanka Warsan 12/02/2022 Somaliland oo xirtay Nin Baraha Bulshada ku dhaliili jiray Madaxweynaha Jabuuti 22/05/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.