laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii degmada Balcad written by Warsan Radio 17/05/2022 Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhaawacmay bam-gamceed lagu weeraray maqaayad ku taalla magaalda Balcad ee gobolka Shaheelaha Dhexe, kuwaas oo ay jiraan saraakiil ka tirsan maamulka Hirshabelle.Maqaayadda oo ah mid lagu cunteeyo ayaa ku taalla kasoo horjeedka Xarunta Maamulka degmada Balcad agagaarka Suuqii hore ee Khudaarta, waxaana inta badan fariista mas’uuliyiinta qaar iyo Shaqaalaha Maamulka degmada Balcad.Taliyaha saldhigga booliska degmada Balcad Gaashaanle Dhexe Xuseen Macallin Cabdulle ayaa sheegay in dadka dhaawac ah ay ka mid ah yihiin guddoomiyaha maxkamadda Balcad, guddomiyaha tuulada Mareerey iyo mid ka mid ah nabadoonnada Hirshabelle.Waxa uu sheegay in uu goobta ka baxsadeen qofkii soo tuuray bamka, laakiin hay’adaha amnigu ku raad joogaan.Al-Shabaab ayaa bilihii la soo dhaafay dhowr qarax iyo weerarro noocan oo kale ah ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe, iyaga oo inta badan sheegta masuuliyadda weerarada noocaan oo kale ah. laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii degmada Balcad was last modified: May 17th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Farmaajo oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Xil-wareejinta Madaxweyne Xasan Sheekh next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed You may also like Guddoomiye Madaale oo gaaray degmada Aadan yabaal 30/08/2023 Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka & wadashaqeynta 18/07/2022 Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada labada Aqal? 31/07/2023 Galmudug iyo Hirshabeelle oo galabta isku farasaari doona Cayaarta kama dambeysta ah 29/01/2024 Video:-TABABAR SOCONAYO 3 BERI OO LAGU BARANAYO TACADIYADKA KA DHANKA AH HAWEENKA IYO CARUURTA 02/12/2017 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 17/06/2021 DHAGEYSO: Warka Subax ee Idaacada Wasan 20/03/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 19/09/2021 Wasiirada Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Koofur galbeed oo kormeeray xabsiga iyo maxkamada Gobolka Bakool ee Xudur 03/09/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 09/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.