Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya written by Warsan Radio 18/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa.Waxaana ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Baydhba=- dib u heshiisinta Koonfur Galbeed oo laga daremayaa Madaxtrooyada Mamulka 21/01/2019 Akhriso:-Wasiirka dastuurka oo aan hor tagin baarlamaanka iyo buuq siyaasadeed oo arintaa ka dhashay 30/07/2017 Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Gedo 19/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/01/2021 Muhaajiriintii Soomaalidu ku jirtay ee 40-ka cisho ku xayirneyd badda oo la qaabilay 14/09/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/03/2022 Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal xoogan oo saakay dhax maray Ciidamo kawada tirsan Dowlada 26/05/2020 QM oo shaacisay inay kordheen dadka ka barakacaya Abaarta kajirta Somalia 11/08/2022 LAFTA-GAREEN AYAA KA QEYB GALAY MUNAASABADAN LAGU DHAARINAYEY GUDOOMIYAHA CUSUB GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE.(SAWIRRO) 18/11/2020 Ra’iisal Wasaare Xamse oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya 09/05/2024 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.