Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya written by Warsan Radio 18/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa.Waxaana ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like USA: Trump “…Hadii aan xiri karo Shirkada Twitter waan Xirayaa!…” 30/05/2020 Facebook oo magaca shirkadda u beddeshay Meta 30/10/2021 RW Rooble oo la kulmay qaar ka mid ah Madaxda maamulada 20/05/2021 Shirka Maaliyadda dalalka Afrika oo la soo geba-gabeeyay & Somalia oo ka qeyb gashay 13/10/2022 Maamulka G/Banaadir & laamaha Amniga oo ka shiray sugida Amniga Maalmaha Xorriyadda 20/06/2022 Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay Olole lagu buufinayo Waddooyinka 21/04/2020 Turkiga oo beeniyey eedayn uga timid QM oo ku aadan xadgudubyo ka dhacay Suuriya 19/09/2020 Daawo Muqaalkaan RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1 20/08/2016 Dhageyso:-Warka Galabnimo ee Radio Warsan 08/04/2022 Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka & wadashaqeynta 18/07/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.