Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya written by Warsan Radio 18/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa.Waxaana ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like WARSAXAAFADEED WADAJIR AH BEESHA CAALAMKA: GO’AANNADII UGU DAMBEYSAY EE GOLAHA AMNIGA QARANKA WAA TALLAABOOYIN SOO DHOWEYN MUDAN OO LOO QAADAY DHANKA SAXDA AH 15/02/2018 Dad ku dhintay Shil Gaar oo ka dhacay Gobolka Nugaal 28/01/2022 Maxaa ka jira in Ethiopian Airlines ay joojisay Duullimaadyada hawada Somalia? 02/03/2024 Dhageyso: Isku soo bax roobdoon ah ayaa ka dhacay magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan 14/03/2017 Wasiirka Maaliyadda oo shaaciyay lacagta ku baxaysa doorashada dalka 26/12/2020 Daawo Video: Carruur Derbi Jiif Ah Oo Deeq Dhar Ah Loo Qeybiyay 04/12/2019 Guddiga Maamulka Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliyeed oo u digay Maareeyaha Hay’adda 23/02/2023 Bulshada rayidka ah ee Soomaaliya oo walaac ka muujiyay khilaafka madaxweyne Farmajao iyo Raysal Wasaare Roobl 14/09/2021 Akhriso:- Ciidamada Huwanta eek a hool gala Jubaland oo dib ula wareegay deegaanka Baar-zanguuni 10/06/2018 Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay sharciyo muhiim ah 12/01/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.