
Amarkan ayaa waxa uu saameyn doonaa dhamaan Telefashinada dalkaasi iyo Gabdhaha wariyayaasha ah.
Mid ka mid ah milkiilayaasha Telefashinada dalkaasi Afghanistan ayaa sheegay in ay lumin doonaan Rag ama niman badan oo hada ku taxan barnaamijyada iyo wararka ay soo gudbiyaan gabdhaha wariyayaasha ah ee ka baxa Telefashinkiisa.
