

Daagaalka ayaa goobjoogayaal sheegeen in dadka ku dhintay ay kamid noqdeen Ca (-) iyo oo wada dhashay halka ay ku dhaawacmeen Saddex Ruux oo kale.
Dhinacyada dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka ay ku dagaalameen, waxaana dagaalkooda uu yahay mid dhowr jeer oo hore soo laab laabtay.
laamaha Amniga Somaliland ayaa weli ka hadlin dagaalka, hayeeshee colaad Beeleedyada ayaa sanadihii la soo dhaafay aad ugu batay degaannada Gobolka Sool gaar ahaan tuulooyinka hoostaga Magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool.