Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Gedo written by Warsan Radio 19/06/2022 Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoona qaranka ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo qorsheysan ka fuliyeen degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo iyo degaannada hoostaga.Howlgalka oo uu hogaaminayo Taliyaha Nabadsugida iyo sirdoonka degmada Baladxaawo Cabdirashiid Dhitaay ayaa Ciidmamadu sigaar ah uga fuliyeen degaannada Farwaaley, ShirkoTuulo Calidheere ilaa Warcadey .Intii ay howlgalka kujireen Ciidamada ayaa waxaa ay baaritaano ku sameeyeen guryaha qaar, waxaana meelaha howlgalka laga sameeyay mararka qaar lagu arki jiray Xubno katirsan Al-Shabaab walow saraakiisha Ciidamadu aysan sheegin dad ay ku qabteen howlgalka. Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Gedo was last modified: June 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Nin Mooto Bajaaj qarax ku keenay Muqdisho next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Dhageyso:-Shir an caadi eheen Shirkas aya looga hadlay Shirarka laqabato iyo Hubka lawato 13/09/2017 Daawo Haflad ki Saabsang Sinidguurady 1aad ee Dooqaadky Hoghol e ku dhiithy Beledky Baydhabo. 03/02/2020 SAWIRRO: Odiyaasha dhaqanka KGS Oo Nabad Ku Baaqey. 25/12/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 18/05/2021 Dagaal saaka markale ka billaawday Magaalada Laas-Caanood iyo faah faahin laga helayo 13/02/2023 Ugu yaraan 5,000 oo qof oo loo xiray Banaanbaxyada ka socda Mareykanka 02/06/2020 DHAGEYO:KOOXO HUBEYSAN OO DHAC KA GEYSTEY DULEEDKA BUURHAKABA OO LA QABTAY 23/12/2016 Maamulka Degmada Xudur Oo Dhagax Dhigay Ceel Laga Hirgelinayo Magaalada “SAWIRRO” 10/09/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 20/01/2021 Madaxweynihii hore ee Ghana oo loo magacaabay Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya 08/05/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.