Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray degmada Dooloow ee Gobolka Gedo written by Warsan Radio 20/06/2022 Wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa gaarey Degmada Dolow ee Gobolka Gedo.Maamulka Gobolka Gedo, Taliyaha Nabadsugida Gobolka Maamulka Degmada Dolow Somaliya Wasiirkii Arimaha Gudaha Jubaland qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa soo dhaweyn balaaran u sameeyeyErgayga iyo wafigiisa ayaa booqan doono xarooyin barakacayaasha oo mudooyinka u danbeeyey ay ku soo barakaceen qoysas aad u tiro badan.Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa horay u booqday kaamamka Barakacayaasha ee kuyaalla degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray degmada Dooloow ee Gobolka Gedo was last modified: June 20th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo Waraaqaha Aqoonsiga ka guddoontay Wakiilka Hay’adda UNICEF next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsn 28/05/2021 Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay howlgal ka dhacay duleedka Aadan Yabaal 10/12/2022 Villa Somalia oo War ka soo saartay kulanka beri dhexmaraya Farmaajo & Muuse Biixi 14/06/2020 Dhageyso : Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/02/2023 Doorashada Faransiiska Oo Marxalad Xasaasi Ah Gashay 11/04/2022 DFS oo faah faahisay xilliga dalka lagu soo celinayo Ciidamada ku maqan Ereteriya 27/09/2022 General Tuuryare oo shaaciyay in uu ka badbaaday isku day dil 19/04/2021 Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan 24/10/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 14/09/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 29/07/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.