Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika written by Warsan Radio 22/06/2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka. Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay next post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow You may also like Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 21/01/2022 Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo Aas Qaran loogu Sameeyay magaalada Muqdisho (Sawirro) 10/10/2020 Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Dhaxal-sugaha Sacuudiga iyo Wasiiro 20/05/2023 Wasiirka A/Dibedda ee Sweden oo la kulmay Diblomaasiyiinta dalalka Islaamka 05/08/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 11/08/2021 Barakac Ka Bilowday Magaalada Mandheera 05/03/2020 (SAWIRO): Duqeyn lagu dilay Askari iyo dad Rayid ah 19/02/2023 DHAGEYSO:-WARKA HAEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA CAAWA IDIN SOO GAARSIINAYSA SHUKRI BIDHAAN DHAGEEYSI FIICAN 17/12/2016 DHAGEEYSO:-WRKA HABEEN EE IDACADA WARSAN 31/12/2016 Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacada Wrasan 21/05/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.