Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 22/02/2022 Midowga Musharixiinta oo shir la leh madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland 14/03/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/08/2022 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 21/01/2022 Somalia Partnership Forum COMMUNIQUE 2 October 2019 02/10/2019 Ukrain: Askar farabadan oo isku dhiibay dowladda Ruushka 19/05/2022 Dhageyso:-Shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaaden Golaha wasiirada K.g.s 23/05/2018 Dowladd Mareykanka oo juhdi adag ku bixinaya kulanka Farmaajo iyo Biixi oo isbuuca soo socda ka dhici doona 13/06/2020 Wasiirka Arrimaha dibadda oo la kulmay Wafdi ka socda dowladda Faransiiska 24/01/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan. 16/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.