Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 09/11/2022 Dhageyso:-Caawa Trtanka oo ah Habeenkii 7aad waxaa Nasiib Uyeeshay iney Ka qeeb Qaataan Xaafadaha kala ah Cadaada {A} Salamey {B} WAA TARTAN XIISO LEH 23-5-2018 24/05/2018 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 23/10/2021 Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday in lala dagaalamayo dhaqanada Diinta ka soo horjeedo 20/09/2020 Taliyaha CXD iyo saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah (Sawirro) 01/04/2021 Madaxda Dowlada goboleedyada oo Muqdisho ka wada kulamo is-daba joog ah 20/09/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 23/05/2023 Ra’iisul Wasaare Xamse oo Warbixin laga siiyay howlgallada ka socda gobolka Hiiraan 25/08/2022 Akhriso:-Madaxda Hirshabelle iyo Guddii ka socday Aqalka Sare oo Muqdisho ku kulmay 30/09/2018 Shirka Gollaha Amniga Koonfurgalbeed oo Maanta magaalada Baydhabo Lagu Qabtay 31/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.