Howlgallo ka socda degaano katirsan Gobolka Hiiraan written by Warsan Radio 04/07/2022 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Maamulka Hir-Shabeelle ayaa howlgallo xoogan ka wada duleedka degmada Matabaan oo katirsan Gobolka Hiiraan.Howlgallada oo ay horkacayaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan & Saraakiisha guutada 5aad qeybta 27aad ayaa ka dambeeyay kadib markii Kolonyo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka lagu weeraray inta u dhaxeeysa degmada Matabaan iyo degaanka Qabno.Dagaal kooban ayaa la sheegay in uu dhexmaray Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab, waxaana War kasoo baxay Al-Shabaab ay ku sheegeen inay dagaalka kudileen Askar katirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa horay u sheegay inay howlgallada wadi doonaan ilaa iyo inta ay Al-Shabaab ka saarayaan degaannada ay kaga sugan yihiin Gobolka Hiiraan.Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan iyo degaannada ku dhow dhow ayaa waxaa dhowr jeer la wareegay Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab wallow markii dambe dib looga saaray, iyada oo weli Ciidamada xoogga dalka ay howlgallada ka wadaan. Howlgallo ka socda degaano katirsan Gobolka Hiiraan was last modified: July 4th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Gudoomiyha golaha shacbka BFS oo khudbad ka jeediyey Shirka Baarlamanada Afrika ee ka socda dalka Koonfur Afrika 02/09/2022 Dowladda Soomaaliya & Maamulka Galmudug oo ka wada hadlay gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab 23/09/2022 Diiwaan gelinta Musharixiinta Aqalka Hoose ee G.Waqooyi oo Muqdisho ka socota. 30/10/2021 Mareykanka oo Soomaaliya ugu yaboohay $ 17.1 Milyan oo Doollar si looga caawiyo dagaalka COVID-19 19/06/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 13/07/2021 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 20/12/2019 Akhriso:- Madaxweyne Farmaajo oo Jabuuti kaga qeyb galay shirka Madasha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha 05/07/2018 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 14/12/2023 Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 04/06/2023 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 15/01/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.