Ganacsade lagu dilay Muqdisho written by Warsan Radio 16/07/2022 Ganacsade caan ka ah magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Sheekh Cabdi Faniinte ayaa xalay lagu dilay tabeelaha Sheekh Ibrahim ee duleedka Muqdisho.Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka kooxo hubeysan ayaa dilay nabadoonka oo ka mid ahaa ganacsatada waa weyn ee dalka.Amniga Muqdisho ayaa sii xumaanaya maalmahan ,Dilka iyo dhaca ayaana aad ugu soo batay.Ciidanka booliiska ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxaana ay halkaasi ka bilaabeen howlgallo.Sheekhan ayaa waxay isku deegaan kasoo jeeddaan Sheekh Salaad Ciise oo aha ganacsade oo xalay lagu dilay oo habeen hore lagu dilay degmada Yaaqshid. Ganacsade lagu dilay Muqdisho was last modified: July 16th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay fududeynta dal ku-galka iyo dhoofinta Qaadka next post Kooxo hubeysan oo dad ugu geystay Gaalkacyo dil iyo dhaawac You may also like Akhriso:-Guddiyada dib u eegista Dastuurka oo sheegay in loo gacan dhaafay howshooda 11/07/2018 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 13/06/2017 Maxaa dhaliyay qaraxii weynaa ee ruxay Magaalada Beyrut? 05/08/2020 Wakiilka Itoobiya ee Somaliland oo Hargeysa lagusoo dhoweeyay 20/08/2020 Turkiga iyo Masaarida oo mideeyey Aragtidooda ku aadan Arrimaha Somalia 21/04/2024 Xisbiyada Mucaaraadka Somaliland oo sheegay in ay dib u dhigeen banaanbixii ay maanta iclaamiyeen 11/06/2022 Video Deeq Rashin ah maanta Loogu Qeebiyey 150 Qoos oo ay ka Soo Barakeceen Deegnada Xoos Yimda Magalada Baydhabo 27/03/2017 Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeer Ugu Tegay Guutada 15-ad Ee qaybta 21-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka 30/07/2019 Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii Boosaaso iyo qarixii Jowhar 19/07/2022 Dowlada Iiraan oo Mareykanka iyo Israel ku eedeysay Dibad baxyada ka dhacay dalkasi 04/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.