Kooxo hubeysan oo dad ugu geystay Gaalkacyo dil iyo dhaawac written by Warsan Radio 16/07/2022 Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay lagu dilay halkaasi Cirro Xaaji Cali oo ka mid ahaa dhalinyarada magaaladaas.Ninkaan dhalinyarada ayaa dhintay ka dib markii ay haleeshay rasaas ay fureen ciidamo howlgal ku jiray oo ka tirsan maamulka Puntland.Dhanka kale Gaalkacyo waxaa xalay lagu dhaawacay Cilmi Cali Guuleed oo ah madaxa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ee gobalka Mudug.Mas’uulka ayaa dhaawac ka soo gaaray madaxa, kaddib markii ay toogteen koox aan haybtooda la garan.Laamaha amniga Puntland ayaa weli hadlin dilka iyo dhaawaca saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kooxo hubeysan oo dad ugu geystay Gaalkacyo dil iyo dhaawac was last modified: July 16th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ganacsade lagu dilay Muqdisho next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsn You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/07/2019 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 23/10/2020 DHAGAYSO, GABAY AF MAAY AH OO TIRIYEY AQOONYAHAN UKAASH SUGOW AAD WADA TAQAANAAN DHAGAYSI WANAAGSAN 25/07/2016 Qaramada Midoobay oo wax laga xumaado ku tilmaamtay in Puntland iyo Jubbaland ay diideen shirka Dhuusomareeb 21/08/2020 Ciidanka DANAB oo howlgal ku qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab 06/06/2022 Maamulka Gobolka Banaadir oo Agab Caafimaad ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka XFS (Sawirro) 20/02/2021 WHO oo sheegtay Cudurka Corona in uu dhibaato ba’an ku hayo caalamka 21/05/2020 Madaxweynaha Jubbaland ayaa gaaray Magaalada Kismaayo 14/06/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 19/06/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 31/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.