Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 7aad waxaa looga hadlaya Ahmiyada ay haweenka ganacsatada ah u leedhay in ganacsiyadooda goobo kala duwan ka hayaan ama ka furaan barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye;