Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo hal raadin u tagaya Puntland 13/07/2022 Dowladdaha Sacuudiga iyo Australia oo u digay Muwaadiniintooda ku sugan Pakistan 27/12/2022 Shir looga hadlay howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab oo ka dhacay Baydhabo 07/05/2023 Madaxweynaha Maamulka Puntland oo magacaabay Guddiyo cusub 17/03/2024 DHAGEYSO:Warka Habeen 26-09-2016 26/09/2016 WHO oo joojisay daraasad ku saabsan daawada duumada in loo isticmaalo Covid-19 26/05/2020 War murtiyeed lagasoo saaray shirkii Puntland iyo Jubbaland iyo Deni iyo Axmed Madoobe oo ku wajahan Muqdisho 27/08/2020 Madaxweynaha Jabuuti oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjire Salaad Cali Jeelle 22/12/2020 DFS oo sheegtay in Shaqada laga Eryay Safiirkii u joogay Roma kuna eedeysay Maamul xumo 01/05/2022 Dhageyso;- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 9aad 09/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.