Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” written by Warsan Radio 06/08/2022 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee bariga Itoobiya ku yaalla ayaa sheegay in 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ay ku dileen dagaalladii ugu dambeeyay kaddib weerarro dhif ah oo ay kooxdu ku qaadeen xaafadaha ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta sheegay in qiyaastii boqol kale la soo qabtay. Hadalkiisan looma xaqiijin karo si madax bannaan.Weerarradii horraantii July dhacay, ayay kooxda Al-Shabaab ku sheegteen inay dileen dhowr sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowlad Deegaanka. Maamulka gobolka ayaa bilaabay howlgallo ay isla sameynayeen ciidamada federaalka.Itoobiya ayaa hore u sheegtay in saddex ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay gacan ka geysteen duqeymaha cirka, taas oo ay kooxdu beenisay.Mustafa ayaa hore golaha gobolka ugu sheegay in Itoobiya ay dooneyso inay sameyso aag ka tirsan Soomaaliya oo la isaga caabbiyo weerarrada noocan oo kale ah.Hadalkan uu maanta jeediyay ayuu ku sheegay inay socdaan dadaallada lagu hubinayoin kooxdu “aysan marnaba ku dhiirran inay usoo dhowaato xadka”. Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer next post Maraykanka oo $127 million oo dollar oo cusub ugu deeqay qaaradda Afrika You may also like DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 13/06/2017 Qoor Qoor Oo Soo Saaray liiska Musharaxiinta Aqalka Sare 10/11/2021 Xulka Talyaaniga oo ku guuleystay koobka EURO 2020 12/07/2021 Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka oo xarigga ka jaray xafiiska cusub (Sawiro) 10/08/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 31/10/2021 QM oo ku baaqday in dib loo bilaabo wada-hadaladii dalka Yemen 05/11/2022 Xamaas waxay eedeyn u jeedisay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden 15/11/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 09/08/2021 Sawiro:-Kulan Looga Hadlayey Ka Hortaga Askareynta Caruur Oo Maanta Lagu Qabatay Magaalada Baydhabo 08/09/2022 DEG DEG: Xildhibaano goordhow sheegay iney Xilkii ka qaadeen Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug & Madaxweyne ku xigeenka [video] 26/09/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.