DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka written by Warsan Radio 07/08/2022 Kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka furmay Xarunta Villa Hargeysa, kaas oo uneedkiisu yahay ansixinta Golaha Wasiirada Magacaaban, hayeeshee waxaa hareeyay buuq xoogan.Xildhibaan dhowr oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa buuq ka kiciyay fadhiya Golaha ee maanta loo madlan yahay in lagu ansixiyo Golaha Wasiirada.Xildhibaannada qaar ayaa bilaabay inay Firimbi yeeriyaan, waxaana ay qoreen Mooshin ay ku dalbanayaan in ansixinta laga dhigo Cod qarsoodi ah. Hase ahaatee Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa diiday oo mooshinkaas ku tilmaamay in uusan sharci aheyn.Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa dalbaday in Xildhibaannada buuqa wada banaanka looga saaro Xarunta Golaha Shacabka. DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar next post Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan You may also like Akhriso: War-murtiyeedka Ka Soo Baxabay Kulankii Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland 27/06/2020 Dowladda Somalia Oo Beenisay Inay Heshiis La Saxiixaneyso Shirkado Shidaal 09/01/2021 Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qaraxyadii ka dhacay Uganda 18/11/2021 Golaha Wasiirrada oo ka hadlay qodobo muhiim u ah waxqabadka Xukuumadda 03/11/2020 Madaxweyne Deni oo Hay’adda Save the Children kala hadlay gurmadka Abaaraha 14/08/2022 Guddi ka shaqeyn doona qaban-qaabada Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo la magacaabay 31/10/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/04/2019 Madaxweyne Xasan: Soomaaliya Waxay u Baahan tahay Siyaasad Arrimo Dibad oo Qab iyo Caadifado aan ku Saleysnaanin 22/12/2020 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Garoowe & wafdi horudhac u ah oo gaaray 24/08/2022 video Wariye lagu Aasay Muqdisho 13/09/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.