Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 10/08/2021 Baarlamaanka Puntland oo Go’aan kasoo saaraya Metelaadda Gobalka Banaadir 28/06/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 27/02/2019 Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 03/09/2022 Madasha xisbiyada qaran oo taageeray Go’aan kasoo baxay guddoomiyaha aqalka sare 26/06/2020 Dhageyso Deeganka War maalan oo Xoos yimda Magalada baydhabo aya 11 Ugu geeriyootey Cudurka Shibin Biyoodka ah 13/02/2017 Dowladda Somalia oo Hay’adaha Samafalka kala hadashay gurmadka Abaaraha 14/06/2022 Macron: Beesha Caalamka uma afduubnaan-karto xiisada u dhaxeysa Maraykanka & China – Video 24/09/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 10/07/2022 DFS Oo Ka Qeyb Galayasa Shir Looga Hadlayo Shidaalka Afrika oo ka dhacaya dalka Koonfur Afrika. 02/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.