Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like Qaramada Midoobay oo digniin ka soo saartay musiibo ku soo wajahan Soomaaliya 08/07/2020 Akhriso+Sawiro:-Qatar oo100 Tan Gargaar ah ku wareejisay Dowladda Soomaaliya 07/11/2019 Golaha Midowga murashixiinta oo madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inuu si dhab ah uga hadlo dhalinyarada tababarka loogu qaaday Ertirea 21/01/2021 dhageyso Gudoomihii Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay Oo shil Gaari Ku Galey Wada Isku Xirta Baydhabo Iyo Baradale 10/02/2017 Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo Magacaabis sameeyay 15/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/12/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 02/09/2021 Deg Deg ah WAR-SAXAAFADEED Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo soo dhoweeyay 24/12/2017 DF Somalia oo jawaab kulul ka bixisay canaantii beesha caalamka ee mudo kororsiga 15/04/2021 Dhageyso:- Warka Galab ee Idaacada Warsan 24/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.