Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay written by Warsan Radio 10/08/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.Xubnaha Gudiga oo Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay ayaa u balan qaaday Guddoomiyaha inay warbixin si deg deg ah warbixin uga keeni doonaan dhacdadii ka dhacday Xarunta Golaha intii ay socotay ansixintii Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.Guddoomiyaha Golaha Sacabka ayaa shalay Magacaabay Guddiga uu u xilsaaray duacdadii Golaha Shacabka,kuwaas oo ka kooban 5 Xubnood, balse waxaa ka cudur daartay in uu kamid noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa, hayeeshee Guddoomiyaha ayaa ku bedelay Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Abuukaate. Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen You may also like Dowlada Federalka oo u oggolaatay ardayda Puntland in shahaadada Dugsiyada Sare 14/12/2020 Dowladda oo War kasoo saartay qarixii lagu dilay Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir 30/09/2022 Akhriso+Sawiro:-Waddooyinka Magalada Baydhabo oo Maanta Kormeeray ku sameyen Muumulka Gobolka Baay. 08/12/2019 Ergada codadka oo si rasmi ah Joe Biden ugu doortay madaxweyne 15/12/2020 QM oo ka digtay musiibo kale oo caalamka kusoo wajahan 22/04/2020 Akhriso:-Xilliga lagu dhawaaqayo liiska Xildhibaannada Koonfur Galbeed 02/03/2020 Dhageyso:-Maamulka Gobolka Bokool Ayaa Ka Warbixiyay Degaal Ka Dhacay Deegaanka Teed 02/10/2017 Dooni ku degtay Xeebaha Nigeria & dad badan oo ku dhintay 12/07/2022 Video Wefdigan uu hogaaminaayey taliayaha booliska ciidanka Amisom ee somaaliya Jeneral bille oo Baydhabo soo gaarey 13/06/2017 Akhriso: Dhambaalka Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1-da May 01/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.